Dawladda Sri Lanka oo Sacuudiga Ku eedaysay inuu si dadban ugu Lug lahaa Qarixii Lagu hoobtay ee dalkeeda ka dhacay Ciidii Kiristaanka

Dowlada Sri Lanka ayaa sheegtay in dalkeeda ay ka saari doonto dhamaan xarumaha lagu barto diinta Islaamka ee laga maalgaliyo dalka Sacuudiga.
Xubno ka tirsan dowlada Sri lanka ayaa sheegay in si dadban ay ugu lug leedahay mashaqadii dadka badan ay ku dhinteen ee fasaxii Chrishtaanka lagu qaaday hoteelo ku yaal caasimada Dalkaasi.

Crime scene officials inspect the site of a bomb blast inside a church in Negombo, Sri Lanka April 21, 2019. REUTERS/Stringer NO ARCHIVES. NO RESALES.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker