Waa kuwee Siyaasiinta Caanka ka ah Dalka Ethiopia ee uu Xalay Magacaabay Raiisul wasaare Abbiy.

Addis Ababa (OWN ):- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta wasiiro mihiim ah u magacaabey saddex siyaasi oo caan ka ah Dalkaasi Ethiopia

1__ Madaxweynihii Kilalka Oromia Ato Makhtirke, ayaa loo soo magacaabay Wasiirka Difaaca Dalka Itoobiya.

 

 

 

 

2__Mr. Gedu Andargachew oo hore u ahaa madaxweynihii hore ee deeganka Amxaarada ayaa isna loo  magacaabay wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya .

 

3__Mss. Aki Mohammed waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Dhismaha

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker