Milatariga Soomaaliya oo la wareegaya sugidda amniga Villa Somalia

Milatariga Soomaaliya ayaa la filayaa inay maanta la wareegaan sugidda amniga madaxtooyada Soomaaliya, iyagoo kala wareegaya ciidamada Midowga Afrika oo muddo 16 sano ah sugayay amniga madaxtooyada.

Arrintan ayaa ah guul kale oo ay gaartay dowladda Soomaaliya, iyadoo dowladdu ay sheegtay in ciidanka loo dhiibay madaxyooyada ay ku filan yihiin sugidda amniga.

Villa Somalia, oo ay ku yaallaan xafiisyada madaxweynaha, arysal wasaaraha, iyo baarlamaanka ayaa waxaa ilaalin jiray ciidamada ATMIS tan iyo sanadkii 2007.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker