Daawo: Shirkadda Telesom oo 840000 $ ku Wareejisay Gudida Ka Hortagga Caronavirus

Daawo: Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom oo 840000 $ ku Wareejisay Gudida Ka Hortagga Caronavirus, Lacagtan oo ka Koobnayd Laba Dhinac oo kala ah 640000 oo Dolar oo ay Shirkadu kusoo iibisay Qalab dhanka Ka hortaga Xanuunka ah, iyo 200000 $  oo kun oo Cash ah

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker