Mudaaharaadyo ka dhacay Nigeria oo looga cabanaya sare u kaca maciishada

Magaalooyinka Oyo iyo Ibadan ee dalka Nigeria waxaa ka socda dibadbaxyo looga soo horjeedo sare u kaca maciishada.

Mudaaharaadyadii u dambeeyay ee ka dhacay koonfurta dalka ayaa daba socda kuwii ka dhacay waqooyiga Nigeria labo todobaad ka hor.

Dibad-baxayaasha ayaa ka caraysan sicir-bararka sare u kac ku yimi miciishada oo ay sabab u tahay qiimaha cuntada oo qaaliyoobay iyo go’aanka xukuumaddu ku joojisay kabka shidaalka oo muddo dheer socday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker