Uganda: Maxkamad xukuntay kiis ay ku farxeen haweenka dalkaas

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Uganda ayaa xukuntay in sida ay dowladda ugu guul darreysatay in haweenka uurka leh ay helaan adeegga daryeelka caafimaadka ay baal marsan tahay dastuurka isla markaana ay keeneyso in haweenka loola dhaqmo si bani’aadannimada ka baxsan. Maxkamadda ayaa sidoo kale lacag dhan 84,000 (dollar) magdhow ahaan u xukuntay qoysaska labo haween ah oo xarumaha caafimaadka dowladda ku dhintay xilli ay umulayeen.

Halkan akhri Warka oo dhamaystiran:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker