Afhayeenkii Jaalle Muuse Biixi Cabdi OO Afkii Marwo Khadra Xayd Ku Hadlay

Mid yaroo afhayeen lagu sheego oo maalin walba ilig ka dhaco dhanka bidixda oonu u malynayno Jaalle Muuse Biixi Cabdi inuu ku feedh barto ayaa wax xil leh dadka lasoo horistaagay iyo been cad isagoo ganacsade Axmed Geelle Arab ku sheegay tuug baxsi ah iyo dambiile waraaqaha xafiisyada ka xada raaligelin deg deg wax looga foodhiya beelweynta Garaxjis ee Gadhwayn inay raaligelin ka bixiyaan micrifoonkaa iyaka ah ee uu Jaalle Muuse AbuJahal isticmaalay ……

 

WAA SIR AAN CID LOO SHEEGIN MUWAADIN MARKAA CIDNA HA U SHEEGIN 7 TODOBADII SAFIIR WAXAY U SHEGEEN JAALLE MUUSE BIIXI CABDI INUU DALKA KU WADO INUU KA QARXO DAGAAL QABIIL IYO SAFIIRADU OO DIIDAY INAY DHAGAYSTAAN BEENTII HEEGO si toosana ugu sheegay inaan weligood beelaha darafyadu Somaliland ka mid ahayn iminkana beesha dhexe kala dhaqaaqday Jaalle Muuse Biixi Cabdi iyo Heego waxay safiirada ku dajiyeen inay wadahadalo fiican la yeelan donaan dawlada federaalka ee Somaliya manaan garan geelaa dofaarku laayey cadhadii waata keentay inuu maanta soo diro Mr. Hunu Hunu …

Beenta Mr.Huno Huno losoo dhiibay waa :

1- Labaatan milyan oo dayna , Muwaadin ma jirto ganacsade Jaalle Ina Geelle Arab ayaa ku leh Djibouti ama ka taal Djibouti hanti kor u dhaafaysa $ 128.000.000 boqol iyo labaatan Malyuun oo dollar .

2- Aduunka ma jiro safiir dal oo kiis maxkamadeed soo dhex gala waa wareey diplomacy protocol kuma jirto inuu safiirku arimahaa ka hadlo ,,…… Muwaadin markaa video- ga nala tarjuma yarka afhayeenka ihi ka been abuurayo safiirka Faransiiska waraaqona aynu u qorno wasaarada khaarijiga Faransiiska in Muwaadino lagu baadayo magacayada safiiradooda , bien sûr, nous écrivons à l’ambassade de France à Nairobi et au ministre français des Affaires étrangères …

3- Waraaqo uu ka soo xaday Jaalle Axmed Cismaan Geelle wasaarad cadaladeed iyo mid Khaariji ma jirto waraaqahan qaar run ah iyo qaar been ah Heego iyadaa suuqa soo gelisay iyo Media ha …….

4- Ganacsade Axmed Cismaan Geelle yahay Fugitive iyo nin baxsi ah waar bal kibirkaa eega waar ma nin Arab ah oo Hargeysa jooga ayaa baxsi ah waa talyaani Rome jooga.

Imaraadku Carabta waanu ka kacsanyn mudo waa halka jabka iyo halaaga Somaliland ka bilaabmay iyo maxaan cunaa lakiin maanta si laxaad leh ayaanu ugu faraxsanahay guusha usoo hoyatay dawlada Imaraatka Carabta kadib markay kaga guuleysatay Marwo Khadra Maxamuud Xayd Iyo Dawlada Djibouti dacwadii dekkeda Doraleh .

” Tribunal orders Djibouti to pay DCT $385 million plus interest for breach of Doraleh Container Terminal SA (DCT)’s exclusivity

DUBAI, United Arab Emirates, April 4, 2019/ — Doraleh Container Terminal SA (DCT), a Djibouti port operator owned 33.34% by DP World Group, and 66.66% by Port de Djibouti S.A., an entity of the Republic of Djibouti, has been successful in the London Court of International Arbitration proceeding against the Republic of Djibouti. The Tribunal has found that by developing new container port opportunities with China Merchants Holdings International Co Limited (China Merchants), a Hong-Kong based port operator, Djibouti has breached DCT’s rights under its 2006 Concession Agreement to develop a container terminal at Doraleh, in Djibouti, specifically, its exclusivity over all container handling facilities in the territory of Djibouti.”

Waa idinka arka in la yidhi waa inay Djibouti bixisaa $385 Million oo Dollar waa half a billion RABI CAADIL, RAABI CAADIL, RABI CAADIL TAASI WAXAY KU TUSEYSAA IN JAALLE AXMED GEELLE ARAB XALAAL QUUTE YAHAY MIYAA LAYSKU DOONTAA AWLIYADA REER CAYNAASHE DHALEEN XIRSI CISMAAN BAA NINKA U REER ABTI AH.. WAAR U SHEEGA KA YAREE MR.HUNU HUNU

WAAR HAMBALYO U WADA DIRA IMARAATKA CARABTA…

Lawyers caalami ah halaga qabto London iyo U.S OF A waliba nooca no cure no pay waxa weeye kiiska waa inay ku guuleystaan si lacag loo siiyo …….. Maxkamad Somaliland lagu qaadi karaa ma jirta waayo Somaliland maxkamad Caalami kama furna Maxkamada Tijaariga ee Caalamiga waxay ka furan tahay London waa halkuu Mr. Cabdiraxmaan Boore iyo DP World guushu kasoo raacday

Djibouti 0 Justice 2

 

 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker