Shirkada Diyaaradaha Boeing Oo ku Dhawaaqday Inay Magdhaw Siineyso Dadkii ku Dhintay Shilalkii Itoobiya. iyo Indonesia

Shirkada Diyaaradaha Boeing
Oo ku Dhawaaqday Inay
Magdhaw Siineyso Dadkii ku
Dhintay Shilalkii Itoobiya.

Shirkada diyaaradaha soo saarta ee Boeing
ayaa shaaca ka qaaday in malaayiin dollar oo
magdhaw ah ay siineyso dadkii ku dhintay labadii
shil ee ku yimid diyaaradaha Boeing 737 Max
8
ee ka dhacay dalalka Indonesia iyo Itoobiya.
War ay soo saartay shirkada Boeing ayey ku
shaacisay in magdhaw 100 milyan oo doolar ka Bixindoonto.

Shirkada Diyaaradaha Boeing Oo ku Dhawaaqday Inay Magdhaw Siineyso Dadkii ku Dhintay Shilalkii Itoobiya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker