Daawo Siyaasi Fashiliyay Siro “ Baashe Cawil Waa Mukhalas, Fariin Adagna Waan u Dirayaa …..”. Siyaasi Buuni.
Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Uu Siyaasi Cabdinaasir Buuni Kaga hadlayo arimo kale duwan waxaanuu sheegay “Waxaan Ka Digayaa Inaan Ku Dhex Milano Khilaafka Kismaayo Iyo Muqdisho + Baashe Cawil oo loo yaqaan Baashe Morgan Waa Mukhalas, Faysal Waraabe-Na …..”. Siyaasi Buuni.