Dawladaha Somalia iyo Masar oo ka la Saxeexday Heshiis Ganacsi oo aad u muhiim ah

Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Somalia, Eng. Abdullahi Ali Hassan iyo Wasiiradda Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Masar, Saxar Nasar ayaa maanta Qalinka ku duugeen Heshiiska Isfahamka Maalgashiga .

 

Heshiiska Istaraatijiyada Iskaashiga Maalgashiga ee Somalia iyo Masar waxaa lagu saxiixay magaalladda Qaahira ee Xarunta Masaarida , kadib markii la soo gebagebeeyey Shirweynihii Labaad ee Guddiyada Ganacsatada ee Labada dal ee ka socday Qaahira.

Munaasabadda saxiixa ee Heshiiskaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dalka Masar, Cumaru Nasaar iyo madax kale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker