Jabhad Qiriin Qiir Galisay Nolosha Badhasabka Gobolka Saaxil

Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo u socday degmada sheekh ayaa ka leexday (Anbaday) wadadii u marinka ahayd ka dibna waxa ay la-kulmeen jabhad ku sugan tuulada isku-dar waxanay ku rideen rasaas iyada oo markii danbe fasaxeen waftiga Badhasaabka

Waftiga badhasaabku Waxa ay imika ku sii socdaan degmada sheekh ee gobolka saaxil waana ay nabadqabaan

Dadka deegaanka ayaa arintani qayb weyn ka qaatay in uu Badhasaabku socdaalkiisa sii wato

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker