Daawo:- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Adag Ka Yeeshay Odoroska Miisaaniyadda-Sanadka-2019.
Hargaysa-(OWN)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay dood kulul ka yeesheen odoros-ka miisan-yada 2019 oo golahaas la Hor keenay.Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan