DAAWO: “Shaqadii DP World Ee Dekeddu Way Bilaamaysaa, Madaxweyne Biixi Ayaa Dhagax Dhigi Doona Bisha…” Wakhtiga Rasmiga Ah Ee La Bilaabayo Dhismaha Iyo Ballaadhinta Dekedda Berbera Oo La Shaaciyay

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay guddida agaasinka iyo goobaha cashuuraha ka caaggan (Free zone) ee marsada caalamiga ah ee Berbera, waxaana la shaaciyay wakhtiga la bilaabayo ballaadhinta dekedda Berbera, Halkan hoose ka DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker