Hargeysa: Murashaxiin Farriin u diray Shacabka Somaliland

Hargeysa (OWN)- Murashax Axmed Maxamed Kaare oo gobolka Maroodijeex uga tartamaya doorashada mudaneyaasha Golaha Wakiillada iyo Murashax Jamaal Cismaan Cabdilaahi oo u taagan Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta farriin hambalyo iyo Baraarujin xambaarsan u diray Shacabka Somaliland.

Labada Murashax oo Xisbiga Kulmiye u metelaya Murashaxiinta ku loolamaysa Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada ee Gobolka Maroodijeex iyo Caasimadda, waxa ay dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan munaasibadda ciidul-fidriga u direen Shacabka Somaliland guud ahaan, waxaanay si gaar ah ula hadleen taageerayaashooda ku dhaqan gudaha iyo dibadda dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker