Amiirkii dalka Kuwait Oo Ku Geeriyooday Dalka Maraykanka.

Sh Sabaax Al Ahmed Al Jabair Oo Ahaa Amiirkii dalka Kuwait, ayaa Ku Geeriyooday Dalka Maraykanka.

Amiir Sheekh Al Sabaax, ayaa in badan soo Hogaaminayey dalka Kuwait, waxaanay da’diisu ahayd 91 jir.

Maydka Marxuumka, ayaa la keeni doonaa Caasimadda Dalka Kuwait ee ku kuwait oo aas qaran loogu samayn doono. Tacsida Marxuumka ee ay dirayaan hogaamiyeyaasha caalamku ayaa iska soo daba dhacaya.

Alle qabriga ha nuuro, wuxuu ahaa Hogaamiye ka baxay dunida islaamka, gaar ahaan Dalalka Khaliijka Carabta.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker