Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Ka Hadlay Kiiska Caabuqa Corona-Virus Ee Maanta Muqdisho Lagu Arkay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaalinta badqabka caafimaad ee dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker