Iska-jira Masaarida bisha Ramadaan bisha idiin soo lacag-doonta sida wasiir-ku-xigeenka haddan Muusa Biixi raba inuu hal milyan oo doolaar ka furto.

Waxa shalay dal JSL yimi wasiir-ku-xigeen-ka dalka Masar oo imaatin-kiisa ku beegay bisha Ramadaan, sidii ay duul ciyaal-suuq ahoo masaari ahi ay horeba u-yeeleen bilihi Ramadaan ee tegey. Ujeeddadaa ay lee yihiin waa xola bilaash ah kasoo furta duulkan cawaanka ahee kolka aad carab tahay oo dharka huudhedhka ahee ASHAR-KA USOO GASHATID, KOOFIYAD CANA USOO GASHATID KUMOODA HAYA WADAAD OO DABADEETA-NA AAD SI FUDUD UGA FURAN KARTID BOQOLLAAL KUN OO DOOLAAR, SIDA UU HAATAN WASIIR KUXIGEENKA MASAARIDA AHI UU MUUSA BIIXI UGA FURAN DOONO, LACAGTA UU HABRAHA CAANA-LEYDA ASH IYO DADKA DERBIYADA WAX KU GADA CASHUUR’ÁHAAN UGA MAROOSADAY. CARABTU WAXAY HUBSADEEN INAYDIN TIHIIN BADAW HADDII UU NIN CARAB AHI USOO XIDHO KHAMIIS IYO CIQAAL OO TUSBAXNA UU LALANSADO AY CAWAANKAASI MOODAAN INUU NABIGA INAADEER-KIIS YAHAY. WAXA AANAY DUULKAAS CAWAANKA AHI AANAY OGEEYN IN XATAA DAROOGAYSTA YAASHU IYO DUULKA KHAMRIGA ISKU DALDALAA EE CARABTA AHI AY KHAMIISKA IYO TUSBAXA LALANSADAAN. WAAR ISKA ILAASHA OO ISKA ERYA WADAADDA-DA MASAARIDA AHEE BIL KASTA OO RAMAADAAN MALYUUNNO LACAG AH IDINKA FURTA OO MARUUN U ISKA CELIYA CARABTA HUBSADAY INAYDIN SEETO UGU JIRTAAN, SIDA AY IMAARAADKU HAATAN DAMACSAN TAHAY INAY SIDII INGIIRIISKA IDIIN GUMAYSATO AYADA OO KOLKA HORE BERBERA ISKU HUBSANAYSA OO QABSAN DOONTA
WAA MAXAY DUUL XOOLA HA OOKALE AH OO CARAB U JABAY.
SAALAX CALI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker