“Arrintaa Waanu Ka Dagaalamaynaa…” Madaxweyne Biixi Oo U Jawaabay Soomaaliya
Madaxweynaha soomaaliland iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Hargeysa, waxaanu hanjabaad culus u diray dawladda federaalka soomaaliya