Muxuu daarana Kulanka Dhexmaray Maamulka Todheer iyo wasaradda Arimaha Guduhu

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Wasiir Kuxigeenka Maamulka Gobolada iyo Dawladaha Hoose Naasir Caydiid Maxamed ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta Gobolka Togdheer ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Gobolka Maxamed Cabdilaahi Ibraahim (Nafoqo), Maayar Magaalada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi iyo Maayir Kuxigeenka Mukhtaar Baaryare.

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd dardar gelinta shaqada maamulka Dawlada Hoose ee Burco iyo wada shaqaynta laamaha dawlada ee Gobolka, iyada oo diirada la saarayo kor u qaadista adeegyada aas-aasiga ah ee Magaalada Burco iyo guud ahaanba Gobolka Togdheer.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker