Suldan hassan faarax Bulbul : Talo Ku Socota Madaxweyne Muuse Biixi

Waxaan usoo gudbinyaa qoraalkan si aan u xasuusiyo  talona ugusoo jeediyo  madaxwayna Jamhuriyada Somaliland Mudane Muuse Bixi Abdi iyo xukuumadisa si ay taarikhdi iyo halgankii lasoo maray wax uga  xusaan.

Waxaan madaxweyne Muuse Bixi Abdi usoo jeedinaya inuu xus usameeyo iyo taalo lagu xasuusto uu udhiso Suldan kii waynaa ee SNM Suldan Hassan Faarax Bulbul Allaah SWT how naxaristee oo halkan adag usoo galay dhismihi SMN isagoo isla markaana ahaa Suldan kii guud ee halkankii SNM,
Suldan Hassan Faarax Bulbul ayaa isaga qudhiisu ku shihiiday halgankaa SNM kadib markii dhagar lagasoo maleegay muqdisho lagu dilay caruurtisi iyo xaaskisiina lagu xasuuqay qaarkoodna maanta iyagoo naafo ah ayku dayacanyihin gudaha somaliland .

Faisal mohamed Gamdid

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker