Tirada dadka dilka lagu fuliyay caalamka oo kor u kacday

Tirada dadka dilalka lagu fuliyay ee la diiwaan galiyay caalamka sanadkii 2022 ayaa aheyd tii ugu sareysay muddo shan sano ah, iyadoo dowlado badan oo bariga dhexe ah ay sare u qaadeen adeegsigooda ciqaabta dilka, Amnesty International ayaa tiri.

Wadarta 883 qof ayaa la og yahay in lagu dilay guud ahaan 20 waddan, taasoo muujineysa kor u kaca 53% marka loo eego 2021, marka loo eego dib u eegista sannadlaha ah ee kooxda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker