Tacsi katimi reer ibrahim cabdi mataan (farascade)

Bismilaahi alraxmaan alraxiim.. Hadaanu nahay reer ibraahim cabdi mataan(farascade) ee hoos ku Xasan:

Hooyo aamina axmed yuusuf
Hooyo rooda Xassan muuse
Hooyo caasha ibraahin caraale

Khadar ibraahim iyo xaaakiisa iyo caruurtiisa
Cabdirisaaq ibraahim
Khaalid ibraahim
Siciid ibraahim
Jaamac ibraahim
Sacad ibraahim
Cabdalle ibraahim
Khadra ibraahim iyo caruurtayda
Caasha ibrahim
Qamar ibrahim

Dhamaantood waxay tacsi udirayaan reer Ibrahim maxamed xirsi ismaaciil geeridii ku timi marxuun ibraahin maxamed xirsi ismaaciil oo  dalka mareykanka ku geeryooday..Ilaahay hau naxariisto marxuunkaa sabar iyo iimaan alle hakasiiyo dhamaan qoyska iyo qaraabada..aamin aamin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker