Boji istanbul : Eyga caanka ah ee internetka qabsaday

Wuxuu raacaa basaska, tareenada dhulka hoostiisa mara iyo doomaha, Qofna ma oga sida uu u bartay nidaamka ku safarka gaadiidka dadweynaha. Laakiin darawal kaxeeya mid ka mid ah basaska korontada ku shaqeeya ayaa sheegay in ay yaqaaniin Boji, sidoo kalena in asluubtiisa iyo akhlaaqdiisa marka uu fuulayo iyo ka degaya baabuurkiisa ay tahay inuu tusaale u noqdo dhammaan rakaabka aadanaha.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker