Soomaalida Sweden oo Raashin Ugu Deeqday Isbitaal ku Yaala Sweden Dadka Swidishka ah Maxay Ka yidhahdeen

Soomaalida Sweden oo Raashin Ugu Deeqday Isbitaal ku Yaala Sweden Dadka Swidishka ah Maxay Ka yidhahdeen,

 

Cajiib:- Daawo Soomaalida Degen Magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden oo Raashin ugu Deeqey Isbitaalka magaaladaa Eskilstuna kaasoo ay ugu talo galeen dadka uu ku dhacay Coronovirusku & Dadka Swedishka ah oo aad u Soo Dhaweeyey & Soomaalida Magaalada Eskilstuna oo sameystey bar kulan ay ugu magac dareen (Eskilstuna aan is caawino)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker