Somaliland waa rajada keliya in Somali midowdo

ka dib markii ay burburtaydawladii Afweyne ka madaxda ah,waxay ahyd in Somalidii kala irowdhowday isu timaato  oo oo ay dawlad loo dhanyahay oo heshiis lagu yahay wada dhistaan.
laakin may dhicin, oo waxaa Muqdisho lagag dhawaaqay dawlad uu Cali Mahdi Madaxweyne ka yahay lana soo noqotay magacii isticmaarka Talyaanigu bixiye ee Somalia. waxaanan odhan kara, Cali Mahdi wuxuu noqday ninkii  sameeye  maamul iskii isuku magaacaabay ee aan odhan karo wuxuu ka goostay Jamhuuriyadii Somali ee xijaabatay.,waxaan ka dambeeye  goosashada Cali Mahdi qaar ka mid ah hadhaagii  kelidii taliyii Afweyne.
             Markay sidaasi dhacday  reer Somaliland way tashadeen oo waxy ku tashadeen in aanay mar kale  samayn qaladkii ay lixdankii sameeyeen, Magalad Burco ayey isugu tageen beelaha Somaliland oo dhami,halkaana waxay mar labaad ku unkeen dawlad loo dhan yahay. waxaana  Meesha laga ambaqaaday dawlad nabad galyo iyo dimuqraadiyada ku  dhisan markii uGu horaysay   keeska afrika, waxayna  aakhirki taageero iyo dheeri galin ka heshay beesha caalamka iyo Somalida wanagsan qaarkood.
 dhinaca Somalia  ama Ex koonfur, xaaladu sidaa way ka duwanayd waxay cadowga somalinimadu ku guulaysteen in ay isku diraan beelihii wada dagaana waxaana halkaa ka dhacay  dagaalo lagu riiqmay oo lagu madhay. beesha caalamku waxay ku bixisay uGu yaraan 10 Bilyan  Dolar ,laakin kumay guulaysan in ay dawlad halkaa ka dhisto  waxa kale ee ay ku guulaysatay waa in ay samaysa maamul beeleedyo shan ah, oo  halis ah in dagaal beeleedyo joogtaysani halkaa ka qarxaan.
 dhinaca  Somaliland  dimuqraadiyadii iyo wax wada lahaanshihii wuu isa soo taray oo waxa dhacday inMadxweyne aan ka soo jeedin beesha aqlabiyada lihii noqoda 3 sanadood Madxwene , illa imikana oo noqon karo  qofkii doona  beeshuu doono ha ahaade,
taasi waxay keentay in   soo noqoto  kalsooni ay u su qabaan beelihii Afweyne kala erdheeye.
Somaliland waxaa dagaa beelaha  daga  , Somalia,Somali Galbeed , Jabuuti iyo NFD Juqraafi ahaan waxay deganyihiin meel aan ku sheegi karo dhex  qolo waliba dhinaca ka kulaali karto l
markuu xaalku sidaa yahay waxay ahayd  in Somalida kale taageeraan Nabada iyo Dimuraadiyada  Somaliland ka hana qaaday, si ay u  noqoto meel mar kale laga unku midnimo Somali dhex marta.
laakin sidaasi may dhicin ,dawlada taagda daran ee villa Somalia lagu ilaaliyo waxay ku mashquushay sidii ay Somaliland u burburin lahayd , inta  Meesha uu sheegana farmajo in madx ka yahay  hagaajin lahaa oo dawlad ka dhisi lahaa.. waayo maaha Shoodhe Afweyne nin  u danaynaaya Somaliland iyo Somalia toona , waa nin cuqdadaysan, uu ku mashquulsan sidii uu    aargoosan laha beelaha Somalida qaarkood  oo uu aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen   caydhintii Afweyne illa Lagos.
sidaa darted wuxuu sii fagooye rajadii laga qabay in ay Somali mar kale midowdo
 Somaliland ha noolaato
cabdi Guul

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker