Oodweyne News - Latest Somali News Update

Wax-garadka Xaafada Goljano Oo Ka Mahadnaqay Tallaabadii Lagu Baneeyay Laagtii Khasaaraha Gaysatay Ee Shirkadda Seeraar Dusha Ka Xidhay

Hargeysa (OWN) Dhallinyada iyo Wax-garadka xaafada Goljano ayaa soo dhaweeyay tallaabadii lagu baneeyay lag biyo-mareen ah oo shirkadda dhismaha ee Seeraar dusha ka awday, iyagoona uga mahadceliyey cid kasta oo garab istaagtay sidii laagtaasi loo furi lahaa