Nin Maraykan Ah Oo Aqalkiisa Diyaarad Ku Gubay

Nin   Maraykanka ah ayaa waxa uu ku kacay arrin aad u layaab badan kadib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo xaaskiisa ninkaasi ayaa tallaabadaasi uu qaaday ku waayey naftiisa.

 

Sida lagu baahiyey wakaaladda Wararka ee NBC News ayaa waxay ka dhacday Gobolka Yotah ee Dalkaasi Maraykanka waxaanu ninkani diyaarad ku gubay Gurigiisii kadib markii khilaaf soo kala dhex galay isagoo xaaskiisii, dabadeedna uu ninkaasi uu halkaasi ku naf waayey.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker