Daawo: Labada Wadan ee Ugu Awooda Badan Caalamka Muslimiinta oo Samaystay Iskaashi Adduunka ka Yaabiyay

Daawo: Labada Wadan ee ugu Awood wayn Dawladaha Muslimiinta oo kal Ah Pakistaan iyo Turkiga ayaa Samaystay Midaw dhanka jinsiyadaha ah Waana Waxaa Afka Qalaad Loo yaqaano ( double citizen)

 

 

Micna ahaana Waxay Noqonaysaa in   ay Dadyagoodu Noqdaan kuwo Labada Wadanba Dhaladho ka haysta , Waxaanay intaas Raaciyeen Labada Hogaamiye  ee Wadamadaasi oo kala ah Reccep tayyip Ordegan oo ah Madaxwaynaha Awooda Badan ee Dalka Turkiga  iyo Raiisul Wasaaraha Pakistaan  Cimraan khaan inay Samaysnayaan iskaashi dhanka Gaashaandhigga ah

 

Warkaas oo Faahfaahsan Halkan Hoose ka Daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker