Xisbiga Waddani Oo Ugu Baaqay Inuu Is Casilo Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani

Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa ugu baaqay taliyaha ciidamada qaranka somaliland sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani inuu is casilo.

 

Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu madaxweynaha somaliland ku eedeeyey inaanu damacsanayn inuu xil ka qaadis ku sameeyo taliye Nuux Taani.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker