Laba Wiil oo Walaalo ah ayaa Danab Dilay

Hargeysa (OWN )Laba wiil oo walaalo ah ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday duleedka waqooyi ee tuulada dhubbato ee bariga gobolka maroodi-jeex, kaddib markii uu cuskaday danab ka dhashay roobab xoog leh oo galabta halkaas ka da’ay.
Sida uu ii xaqiijiyey mid kamid ah ehelladu, labada marxuum ayaa ku kala jirey da’da dhawr iyo labaanka iyo dhawr iyo tobanka, waxana ay ku geeriyoodeen isla goobtii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker