Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan Oo ka heshiiyey khilaaf siyaasadeed oo dhexmaray.

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirka  Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland  Mudane Cabdilaahi Abokor Cismaan oo Warbaahinta dhalliilo isaga jeediyey ayaa si foolka fool ah u Kulmay isuna gacan qaaday.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker