Oodweyne News - Latest Somali News Update

NASASHADA OWN: Daawo Hees Cusub oo ay tallan-taali u daadihinayaan Fannaaniinta Khadra Silimo iyo Khaalid Messi

Qaybtan Madadaallada iyo Suugaanta ee Shabakadda Caalamiga ah ee Oodweyne News, waxaanu idinkula wadaagaynaa Hees Cusub oo ay tallan-taali u daadihinayaan Fannaaniinta Khadra Silimo iyo Khaalid Messi.

 

Daawasho Wacan