Daawo:- Madax Dhaqameed Si Adag Uga Hadlay Dhul Uu Maayirka Berbera Ku Haysto Qoyska Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

Qaar kamida wax garadka iyo Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa si adag uga hadlay dhul uu lahaa marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ay sheegeen in uu qoskii Marxuumka  ka qaaday maayirka magaalada Berbera waxaanay baaq udireen Madaxwaynaha oo ay ka codsadeen in uu soo fara galiyo arinkan……………

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker