Laba Mooshin oo La Horkeenay Golaha Wakiilada Somaliland

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland, gaar ahaan Xildhibaannada isbahaysiga Mucaaradka, ayaa laba mooshin u gudbiyey Golahaasi kuwaas oo kala ah
1 in Qaraar Goluhu ka soo saaro faro-gelinta Baarlamaanka Soomaaliya ee arrimaha gudaha Somaliland.
2 in la hakiyo dhammaan xeerarkii goluhu waday si looga doodo xaaladda guud ee Somaliland sida is-Afgarad Somaliland iyo Ethiopia, shirkii Jabbuuti iyo arrimaha dagaalka Sool.
Labadan mooshin ayaa berri loo codaynayo si loo gudo galo dooddooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker