Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Amb Cabdifatax S Axmed oo la kulmay Raysal-wasaaraha Jabuuti Md Abdoulkader Kamil Moha

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed iyo Raysal-wasaaraha Jamhuuriyada Jabuuti Md Abdoulkader Kamil Mohamed oo si weyn uga Wada-hadlaya Xidhiidhka Saaxibtimo ee Somaliland iyo Jabuuti iyo Arrimaha Diblumaasiyadeed ee Geeska Africa.
Labada masuul ayaa ah saaxib si weyn isaggu dhow.

Oodweynenews/Jabuuti

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker