Daawo Khilaaf Soo Kala Dhex-galay Xil. Maxamed Abiib Iyo Gudoomiye khaliif Oo Sababay In Askar La Dalbado!

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Golalaha Wakiillada Laga Saaray Iyo Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Isaga iyo Guddoomiye Khaliif.
Fadhigii saaka ee golaha wakiilada ayaa waxaa uu hadal dhexmaray gudoomiye cabdirisaaq khaliif iyo xildhibaan Maxamed Abiib hadalka ayaa markii dabe isku bedelay buuq taasi oo sababtay in gudoomiye Khaliif uu xildhibaan Abiib ku amray inuu debeda ugu baxo fadhiga golaha.
Dhinaca kale xildhibaan Abiib ayaa arrintaasi ka biyo diiday taasi oo markii dabe gudoomiye Khaliif ciidanka amaanka ku amray inay xildhibaan Maxamed Abiib debeda uga saaraan golaha, ugu dabeyna xildhibaanka ayaa debedda looga saaray golaha.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker