Israel Oo Safaaradda cusub ka Furatay Isutagga Imaaraadka Carabta

Wasiirka arrimaha dibadda Israel Yair Lapid oo maanta xadhigga ka jaray safaaradda cusub ee dalkiisu ku yeelan doono Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa wuxuu ballaan qaad nabadeed u muujiyay dalkii ay mar cadowga ahaayeen.

“Israel waxay dooneysaa inay nabad kula joogto deriskeeda – dhamaan dariskeeda. Meel aan u soconno ma jirto. Bariga Dhexe waa gurigeena,” ayuu yidhi Lapid intii lagu guda jiray xafladii xadhigga looga jarayay safaaradooda sida kumeel gaarka ah u shaqeyneysa ee Abu Dhabi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker