Abwaan Nageeye Cali Khaliif Oo Gabayga BARAARUG Ku Cabiraya Marxalada Somalida Maanta
Abwaan Nageeye waa Abwaan Somali ah kana soo geeda Somaliland waana Abwaan da’yar suugaantiisuna aad u culustahay inta badana kaga hadla Dhibaatada Umadda Somaliyeed deegaankuu doono ha ahaadee.
Halkan hoose ka daawo Abwan Nageeye Cali Khaliif Iyo Gabayga BARAARUG