Xisbiga Waddani oo Sheegay inaanay Hakin Mudaharadkii ay Ku Baaqeen

Fariin ay Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Soo Dhigeen Barta ay ku Leeyhiin Face Book ayaay Ku  Sheegen inaan la Hakin Mudaharaadkii ay Sabtida Ku Baaqeen .
Taageerayaasha Xisbiga waxa aanu u sheegaynaa in ilaa imika aanay jirin in mudaharaadkii dib loo dhigay. Wax walba waa sidiisii.
Haday wax isbadalaan bartan baad kala socon doontaan.
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker