Tiradda Dadkii Iska Diiwaan-geliyey Gobollada Dalka JSL 2021-ka iyo Gobol Kasta Inta Is-diiwaan gelisay.

Liiska dadkii is diiwaan geliyey Sannadkii hore 2020-ka iyo Sannadka 2021, ayaa la baahiyey guud ahaan tirada dadka isdiiwaan geliyey.
Inkasta oo aanay Koomishanku si rasmiya ah u Shaacin Tiradda dadka Gobolladda Dalka iska diiwaan geliyey, haddana Liiskan oo la helay, ayaa waxa uu muujinayaa in dad badan Sannadkan Diiwaan-geliyeen Cod-bixinta Doorashooyinka Soo Socda.
Tiradda Guud ee Dadka Is Diiwaan-geliyey iyo Gobol kasta Tiradda Is-diiwaan-gelisay
Awdal————- 52,732
Maroodi Jeex ———-186,421
Saaxil ————————–37,765
Togdheer ————- 69,445
Sool ——————– 43,320
Sanaag———————–35,008
TOTAL 424,691. Cod-bixiye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker