Daawo: Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland oo ka warbixiyay Tirada Ergeda Nabadaynta ee u anbabaxay Ceel-afwayn

Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyay Nooca Ergada nabadaynta Colaadda  Ceel-afwayn ee maanta u anbabaxay Deegaanka ay Colaaddu ka aloosantahay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker