Masuulyiinta ganacsatada Suuqa Islii iyo Xildhibaan Yuusuf Xassan Oo Ammaanka Xaafadda Islii Ee Nairobi

Masuulyiinta ganacsatada suuqa Islii iyo xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xassan Cabdi oo ka hadlay fal khal-khal galin ah oo shalay laga dareemay suuq ku yaala xaafadda Islii ayaa sheegay in falkaasi uu ahaa mid been abuur ah.

Waxay sheegeen in falkas lagu khal-khal galinayay ganacsiga suuqa Islii, iyagoo sheegay amaanka xaafadda Islii uu ahay mid wanaagsan oo la isku halayn karo.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker