Nin xubinta taranka iska jaray isagoo hurda oo wax kale ku riyoonaya

Nin beeraley ah oo ku sugan waddanka Ghana ayaa isbitaalka ku jira isagoo xaaladdiisu ay aad u liidato kaddib markii uu si shil ah xubinta taranka isaga gooyay isagoo hurdaya.

Kofi Atta, oo BBC-da u warramay isagoo sariirta isbitaalka jiifa, ayaa ka sheekeeyay sida ay wax u dhaceen. Waxa uu sugayaa in ay dhakhaatiirta ku sameeyaan qalliin.

Wariyaha BBC-da ee isbitaalka ku booqday ayuu u sheegay in hadda la siiyay biyo badan, cirbado xanuun baabi’iye ahna lagu duray.

Balse waxa uu sheegay in uusan haysan lacag uu ku bixiyo xitaa gaarigii isbitaalka lagu geeyay.

‘Anigoo riyoonaya ayaan xubinta taranka iska jaray’

Ninkan ayaa sheegay in uu seexday xilli duhurnimo ah, markaas oo uu ku fadhiyay kursi. Wax yar markii uu hurday ayuu ku riyooday isagoo jarjaraya hilib hortiisa yaalla, si uu u karsado.

Balse isagoo aan weli hurdada ka kicin, riyadiina ku dhex jira ayuu si run ah jeebka uga soo baxsaday mindi waxa uuna si kama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker