Fadhigii Golaha Wakiilada oo u Furmi Waayaay Kooram La’aan.

Fadhigii maanta ee uu shir Gudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka 2aad ee Golaha Mudane Ali Hamud Jibril Ayaa saaka koorom la’aan ubuux samiwayay, waxaa fadhiga kasoo xaadiray 37 Mudane oo kaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker