Daawo:-Marwo Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Wasarada Amuuraha Dibadda Somaliland Iyo Shirkadda Dp World.

Hargaysa-(OWN)-Marwo Faadumo Siciid Ayaa Dhaliishay Wasarada Arimaha Dibeda SomalilandMarwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay shaacisay in shikada Dp ee maamusha dekada Berbera  ay shaqaale ka shaqeeya  dekada Berbera ay toobababar  u qaadeyso , balse ay shuruud kaga dhigtay in ay shaqaalaheedu passport –ka Somaliya ay ka soo qaataan magaalada Garoowe,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker