Xisbiga WADDANI Oo Ugu Baaqay Shirkedda Telesom Inay Talaabo Ka Qaado Fanaan Hore Bk iyo Sababta?

Xisbiga WADDANI Oo Ugu Baaqay Shirkedda Telesom Inay Talaabo Ka Qaado Fanaan Hore Bk Oo Uu Xisbigu Ku Eedeeyey.

Aftax Siciid Jaambiir Xoghaye ku Xigeenka Waxbarashadda Ee Xisbiga WADDANI, Ayaa Ugu Baaqay Shirkedda Telesom in ay talaabo ka qaado Fanaan hore Bk oo ay ku eedeeyeen in uu arimo Siyaasaddeed Inuu galay.

Xoghaye ku Xigeenka Waxbarashadda Ee Xisbiga WADDANI Aftax Siciid Jaambiir, WuxuuXisbiga WADDANI Oo Ugu Baaqay Shirkedda Telesom Inay Talaabo Ka Qaado Fanaan Hore Bk Oo Uu Xisbigu Ku Eedeeyey Inuu Galay Arrimo Siyaasaddeed.

Aftax Siciid Jaambiir Xoghaye ku Xigeenka Waxbarashadda Ee Xisbiga WADDANI, Ayaa Ugu Baaqay Shirkedda Telesom in ay talaabo ka qaado Fanaan hore Bk oo ay ku eedeeyeen in uu arimo Siyaasaddeed Inuu galay.

Xoghaye ku Xigeenka Waxbarashadda Ee Xisbiga WADDANI Aftax Siciid Jaambiir, Wuxuu Yidhi Siddan “Goormay Shaqaalihii Shirkadii Telesom ay Siyaasada soo galeen? Haddii aanay Shirkada Telesom talaaba muuqata ka qaadin falkii uu ku kacay Fanaan hore Maxamed Bk waxaa uu dhaawacayaa sumcadii Shirkada iyo wiliba dhex dhaxaadnimadeedii.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker