Abwaan Cismaan Ku Jare Oo Eedaymo Culus Ujeediyay Maayirkii Hore Ee Burco Ina Muraad

Abwaan/Siyaasi Cismaan Ku Jarre Oo Si Adag Uga Jawaabay Siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE Ka Tirsan Oo Dhawaan Ay soo Yeedhay Hadalo Xambaarsannaa Ucfi, Qabyaalad Iyo Kala Qaybinta Bulshadda Gobolka Togdheer.
Una Diray Hadal Waanno Iyo Isku Duubnidda Gobolka Togdheer, Gaar Ahaan Magaaladda Burco Taabannaya.

Abwaan/Siyaasi Cismaan Ku-jarre Wuxuu Ka Tirsan Yahay Siyaasiyiinta   Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker