Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiga oo xaflad ballaan abaal-marinno ku guddoonsiisay Shaqaale kartidooda la Majeertay

Hargeysa (OWN)- Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technology-ga ee Somaliland ayaa Abaal-marinno kala duwan Guddoonsiisay qaar ka mid dah shaqaalaha Wasaaraddaas oo loo aqoonsaday inay yihiin Shaqsiyaadkii ugu wanaagsanaa ee kartida dheeraadka ah muujiyey Sannadkii 2019.

Munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ayaa waxa ka Qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Eng Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Suufi oo ay weheliyaan masuuliyiinta ugu sarreysa Wasaaraddiisa, Shaqaale weynaha ka hawl gala Waaxyaha wasaaradda iyo marti-sharaf kale.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker