Daawo: Go’aanadii Laga soo Saaray Murankii Beeraha Gargaara Oo Maanta la Fuliyay.

Daawo: Go’aanadii Laga soo Saaray Murankii Beeraha Gargaara Oo Maanta la Fuliyay.sida ay sheegeen labada dhinac waxaa marki ugu horraysay Xal Loo helay Shaqaaqadii u dhaxaysay labada Beelood ee muddo madax iskula jiray Tasoo sababtay in Gacan ka hadal dhexmaro labada dhinac isla markaana uu ku kala dhinto Hal qof.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker