Daawo:- Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhayay Wadanka Imaaraadka Baashe Cawil Oo Maanta Xilkii Ku Wareejiyay Safiirka Cusub Iyo Nuxurka Khudbad Uu U Jeediyey Jaaliyada Kunool Magaalada DUBAI.

Munaasibad Si Balaadhan Loo Soo Agaasimay oo Ka Dhacday Magaalada Dubai Ee Wadanka Isu Tagga Imaaraddka Carabta, Ayaa Waxa Maanta Xilkii Kula Kala Wareegay Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyay Imaaraadka Haatanna Loo Magacaabay Safiirka Somaliland U Fadhiya Wadanka Kenya, Amb Baashe Cawil Iyo Safiirka Cusub, Amb Xasan Yaasiir Hirad, Munaasibaddan Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Dublamaasiyiin Ganacsato Shirkado Caana Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Wadanka Imaaraadka Carabta,,,……. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker